qaxanqaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.ld qaxaanqax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qaxaanqaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaxaanqixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0