qaxbad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qabxad, qaxaabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qabxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaxaabad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.