qaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaxsan. ld qaxsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur