Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qayb³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb
Macnaha:
Q. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.
1. Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar. 2. Qaybinta tiro mid kale loo qaybiyey. 3. Maamulka laga xakumo dhowr gaar oo mileteri ah. 4. Maamul goboleed laga xakumo ciidan boolis ah.
(nax.) Qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagga kooxaynta ereyada, kala soocnaantooduna waxay ku salaysanayd xagga qaab naxweedyada iyo xagga micnahaba.
Wax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.
Wax kor ka barasha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur