qaybsan unug
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Samaysanka laba unug oo mataanaysan oo ka yimid unugga waalidka. Marka hore waxa qaybsanta bu'da, taasi uu daba socdo samaysanka xuub u dhexeeya bu'aha mataanaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

