qaybso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhowr meelood u kala dhigasho. 2. La q.: cid tartan la gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur