qaybta liimbigada ee maskaxda
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Qayb maskaxda ka mid ah oo ka kooban dareemayaal mareenno sameynaya xarun unugyeed kala duwan waxay qaabilsantahay dareenno dadka ku qarsoon oo nolosha laga maarmin iyo fahamada kuna xiran qaybaha qanjirdhiigga iyo dhaqaaqa ee jirka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

