qaydnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaydan. ld qaydnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaydan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax la cabbiray ahaansho (dhul).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaydnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qaydnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur