qayilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qayil².

qayil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cunidda qaadka.
  2. Qaad cunid.