Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qayiran². ld qayirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay noqosho.
Wax midabkiis, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur