qayixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qayax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qayaxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:1. Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeedo. 2. Wax sida badar, geed iwm oo diirka laga qaaday. 3. Laf hilibkii laga guray.1. Wax diirka sare ka qaadid. 2. Laf hilib ka gurid. 3. Si wanaagsan wax u sheegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0