qayladdiro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qayladdirso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld qayladdiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur