qayladhaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qayladhaami. ld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.

qayladhaami

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qayladhaan ku dhufasho. 2. U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.

cilladhaamin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qayladhaamin.

cilladhaamis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qayladhaamin.

qayladhaamis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qayladhaamin.