qaylisiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaylisii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaylisii

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Ka q.: cid ka dhawaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur