qaymbaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Duf xaskusha u eg oo geedka naarjiinta ka baxda oo joodari iwm laga sameysto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur