qaysaraamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Nafley, ul qaysaraan ah la dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur