qeexnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qeexan. ld qeexnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qeexan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

Macnaha:

  1. Wax la qeexay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qeexnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qeexnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur