qiilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.