qiimaha sugan ee tiro murakab ah
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (xis.) Xidid labajibbarka wadarta labajibbaarada ee qaybteeda maangalka iyo qaybteeda khayaaliga ah. Waxa kale oo la yiraahdaa laxaadka tiro murakab ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

