qiimayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qiimee. ld qaymeyn.

qiimee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.

qaymeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qiimayn.