qiime tamar-gubasho
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Kulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Qiimaha tamar gubashada waxaa loo isticmaalaa in lagu ogaado qiimaha tamarta shidaalka. Badanaa waxa lagu cabbiraa meega-juul halkii kiiloogaraam (mj/kq).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

