qiraal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur