qirdaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qardaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qardaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur