qisaasnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qisaasan. ld qisaasnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qisaasan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof qisaas loo haysto ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qisaasnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qisaasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur