qish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.
  2. Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn.

qishid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qish². ld qish¹.