qiyaas-khariidadeed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (juqr.) Saamiga fogaanshaha laba barood oo khariidadda dusheeda ah iyo fogaanshaha runta ah ee uu u taaganyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

