qiyaasnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qiyaasan. ld qiyaasnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qiyaasan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ama wax kale ku aaddan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qiyaasnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qiyaasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur