qobtolnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qobtolan. ld qobtolnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qobtolan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Heeryo wax la qobtolay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qobtolnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qobtolnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur