Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
- eeg qodan¹.
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)
Macnaha:
- Dhul wax la qoday noqosho.
- 1. Dhul, meel iwm wax la qoday ahaansho. 2. Beer wax la falay ahaansho.