qodnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qodan². ld qodnaansho.

qodan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Macnaha:

  1. Dhul wax la qoday noqosho.
  2. 1. Dhul, meel iwm wax la qoday ahaansho. 2. Beer wax la falay ahaansho.

qodnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qodnaan.