qolayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Biyo badan dar yar ku leexsasho. 2. Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur