qolfaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qolfayso. ld qolfaysasho, qolfaysad, qolfaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qolfayso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Haraa xaabid (nafley). 2. (f.mg) Qolof yeelasho (nabar iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qolfaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qolfaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qolfaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qolfaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur