qolobdhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qolobdhabo. ld qolobdhabad.

qolobdhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-obday, -obatay)

Macnaha:

  1. Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.

qolobdhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qolobdhabasho.