Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qolofdhacso. ld qolofdhacsad, qolofdhacsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur