qoolad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qol.

qol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.