Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qoombi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyaal/-iyo, m.dh)
Macnaha:
Xubinta uu malayga ka neefsado.
Nafley dhutin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur