qooqaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qooqaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qooqaaro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur