qooqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qooqan. ld qooqnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qooqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho. 3. Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qooqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qooqnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur