qoorasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qooro². ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).

qooro

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.
  2. Cid dhanka hore uga imaan.

qoorad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qoorasho.

qooratayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qoorasho.