qooratirsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ogaansha la ogaado inta rag ee ku jirta qolo si mag loo bixiyo ama loo qaybsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur