qoordiidnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qoordiidan. ld qoordiidnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoordiidan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Qof loo qoordiiday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qoordiidnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qoordiidnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur