qoorgooye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.
  2. (daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.