qoorxir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Maro xariir ah, xalleefsan oo si gaar ah u tolan oo shaarka luquntiisa lagu xirto. 2. Suun dumaysan oo heensaha ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur