qooshnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qooshan. ld qooshnaansho.

qooshan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-shnaa, -shnayd)

Macnaha:

  1. Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.

qooshnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qooshnaan.