qoosiherin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ninka horjoogaha u ah herinta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur