qooxnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qooxan. ld qooxnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qooxan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

Macnaha:

  1. Qof wax is qooxay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qooxnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qooxnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur