qordi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.