qormo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo. 2. (-ooyin, m.l) Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah. 3. Habka loo dejiyo qoysaska reerka.