Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qoroqorow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-obay, -owday; -oobi)
Macnaha:
Qalab bir ah qoroqoro noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur