qorraxsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qorraxso. ld qorraxsad, qorraxsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qorraxsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Qorrax isu dhigid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qorraxsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qorraxsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qorraxsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qorraxsad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0